Muuse Biixi oo eedeeyey Farmaajo, kana hadlay xanibaadii Shiikh Shariif & Xasan Shiikh

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay waddakasta u martay sidii ay dowladdiisa cunaha u qaban laheyd Muuse Biixi ayaa hadalkan ka sheegay furitaanka Carwada Caafimaadka Somaliland oo lagu qabanayo magaalada Hargeysa maanta. ”Dowladda Xamar ka dhisan oo aad ogtihiin inta weerar ay nagu qaadday … Continue reading Muuse Biixi oo eedeeyey Farmaajo, kana hadlay xanibaadii Shiikh Shariif & Xasan Shiikh